Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Argagixisada ku dilay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Argagixisada ku dilay Shabeellaha Hoose

SHARE

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka bariire ee gobolka shabellada hoose waxa ay ku soo qabteen qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ay ku diyaariyeen duleedka bariire.

Taliyaha ururka 143 ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada xoogga dalka ka fuliyeen Bariire lagu soo qabtay qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ku diyaariyeen duleedka deegaanka

Dhamme Axmed Xasan Siyaad waxa uu sidoo kale sheegey  in ciidamada xoogga dalka ay soo saareen qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ku aaseen Tuuloyin hoostaga deegaanka ee gobolka shabellada hoose

Howlgalka qaraxyada lagu soo qabtay ayay saraakiisha xoogga dalka in lagu dilay maleyshiyaad ka tirsan nabadiidka kuwaasi oo uu tiradooda ay gaarayaan 13 maleeshiyaadn ka tirsan nabadiidka Al-shabaab.

LEAVE A REPLY