Ciidamada Xoogga Dalka oo ka saaray Maleeshiyada Al-Shabaab deegaano hoostaga Sama-reeb

Ciidamada Xoogga Dalka oo ka saaray Maleeshiyada Al-Shabaab deegaano hoostaga Sama-reeb

SHARE

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar aaan Guutada 15-aad ayaa dagaal qorsheysan ku qaaday goobo ka tirsan Gobolka Mudug oo ay ku dhuumaaleeysanaayeen Maleeshiyaad ka tirsan argagixiso Al-Shabab

Ciidanka Xoogga  ayaa howgal ka fuliyay  deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan magaalada Sama-reeb ee xarunta maamulka Galmudug, Halkaas oo ay khasaaro ugu geeysteen  Maleeyshiyadka nabad-diidka .

Ciidamada ka tirsan Guutada 15-aad oo howlgalkan fuliyay ayaa ku sugan aagii lagu dagaalamey.

 

LEAVE A REPLY