Horjooge Sare oo Alshabaab ah oo Lagu Diley Gobolka Baay

Horjooge Sare oo Alshabaab ah oo Lagu Diley Gobolka Baay

SHARE

Howlgal ay sameeyeen ciidamada darwiishta dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa waxaa ay  dileen Madaxii hawlgelinta Alshabaab ee degmada Berdaale iyo deegaanka Awdiinle Ibraahim Macalin Cabdi waxaana meydkiisa la keeney magaalada Baydhabo.

Saraakiisha ayaa sheegay in ninkan lagu dilay tuulada Jiiri-Gurey oo u dhexeysa Awdiinle iyo Berdaale ee gobolka Baay.

LEAVE A REPLY