Ciidanka Kumandooska oo Miinooyin ka soo saartay degaanka Shabeelow

Ciidanka Kumandooska oo Miinooyin ka soo saartay degaanka Shabeelow

SHARE

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta DANAB ee ka howlgasha Galmudug ayaa maanta baaritaano lagu soo saaray Miinooyin Argagixisada Al shabaab aaseen ka sameeyay Deegaanada Shabeeloow, Dhagaxley iyo deegaano kale ka fuliyay Koonfurta Gobolka mudug.

Maamulka Deegaanka Shabeeloow oo ka gaabsaday inaan codkiisa baahino ayaa ii xaqiijiyay isagoona tilmaamay inay Miino qaraxday khasaare kasoo gaaray Gaari Ciidanku leeyihiin.

Wariye Baashi Cali Xaashi oo ku sugan gobolka wuxuu leeyahay Saraakiisha Ciidanka iima suuro galin inaan khadka ku helo hasayesshee Ciidamada ayaa ilaa shalay waday Baaritaano kala duwan.

LEAVE A REPLY