DANAB oo burburisay Beer Xashish oo ku taalay Kurtunwaarey

DANAB oo burburisay Beer Xashish oo ku taalay Kurtunwaarey

SHARE

Ciidamadda Kumaandooska ee Xogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Burburiyay Beero ay Xashiish ah kadib markii ay Kuntuwaareey Kala Waregeen Argagaxisada Alshabaab.

Alshabab Ayaa Beeraha Kurtunwarey Ku Beeray Xashiish Si ay Lacag uga Sameyan Oo Ay Dadka Ku Dhibaateyaan.

Kadib Markii Ciidanka Danab ay Qabsadeen Kurtunwaarey Oo Gobalka Shabeelada Hoose Ka Tirsan Waxaa Ay Kula Kulmeen Ciidamada Argagaxisada Oo Beero Xashiishka iyo Waxyabaha Maanka Dooriya Ay Ku Beereen.

Alshabab Ayaa Dadka Ku Qalda in Ay Dabar Goyaan Jaadka Iyo Wax Yabaha Kale Ee Maanka Dooriya Tasoo Ugu Dambey La Ogaaday in Ay Iyaga Beeraan.

LEAVE A REPLY