Taliska Argagaxisada ee Kuntuwaarey oo la burburiyay

Taliska Argagaxisada ee Kuntuwaarey oo la burburiyay

SHARE

Degmadda Kuntuwaarey oo aheyd Taliskii ugu weynaa Kooxda Alshabaab ee Gobolka Sh.hoose ayaa Kumaandooska Danab waxay ku dileen Afar horjooge oo uu ku jiro Horjoogihii Argagixisada u qaabilsanaa Tababarada.

Ciidanka ayaa badbaadiyey Caruur ay Kooxda Alshabaab u tababarayeen Is-qarxinta iyo Dagaalada.

Wariyeyaasha Idaacadda Codka Ciidamada Q.S ee la socda Ciidanka Xoreeyey Degmadda Kuntuwaarey ayaa ku hoolan soo gudbinta Muuqaalada iyo Sawirada howlgalkii lagu qabtay Degmadaasi oo argagixisada ay ku dhibaateyn jireen dadka Shacabka ah.

LEAVE A REPLY