Magacyada Horjoogiyaashii lagu laayay Kurtunwaaray

Magacyada Horjoogiyaashii lagu laayay Kurtunwaaray

SHARE

Magacyada iyo Xilalka ay hayeen Horjoogeyaasha maanta lagu dilay Kuntuwaareey.

1- Madaxa Jugta Culus ee Gobalka Sh.Hoose Maxamuud Axmed Gaboobe Raage (Daariq)
2- Madaxa Maaliyadda Kuntuwaareey Qaalid Cumar Sariix.
3- Madaxa Maxkamadda Kuntuwaareey iyo degaanada hoos yimaada Muxsin Shiikh Cali.
4- Madaxa Jabhadda ka howlgasha Kuntuwaareey (Saalaxudiin)

LEAVE A REPLY