Ciidanka Xoogga Dalka oo ku Baxay Degaanka Shabeelow oo ay ku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku Baxay Degaanka Shabeelow oo ay ku dagaalameen Alshabaab iyo dadka shacab ah

SHARE

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 21aad ayaa ku baxay degaanka Shabeelow ee gobolka Mudug ka dib dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab halkaasi ku qaadeen dadka degaanka ayaa iska caabiyey Argagixisada Al-Shabaab dagaalka oo ahaa mid aad u xoogan ayaa dhaliyey khasaare xoogan inkastoo aan tirada si rasmi ah loo ogayn.

Wararka degaanka ayaa waxa ay sheegayaan in ay go’an tahay isgaarsiinta degtaanka Shabeelow, taasina waxa ay keentay inaan xog rasmi ah aan Halkaasi laga helin.

Wixii Warar Dheeraad ah ee Dagaalkaasi waa idinla socodsiin doonaa insha Allaah.

LEAVE A REPLY