Qaraxyo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Buulo-Burde

Qaraxyo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Buulo-Burde

SHARE

Sadex qarax ayaa saaka ka qarxay hoolka nasashada garoonka diyaaradaha ee degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo aan wax khasaare ah ka dhalan.

Argagaxisada Alshabaab ayaa dhagartan la maaganaa dadka shacabka ah ee adeegsada garoonka gaar ahaan hoolka.

Sawiro goobta laga soo qaaday, waxaa ka muujinaya burburka soo gaaray dhismaha hoolka, ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa hadda ku howlan baaritaan ku aadan sidii wax u dhaceen.

Qaraxyadan, ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaaney jirin wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada iyo saraakiisha dhanka amniga ee degmada.

 

LEAVE A REPLY