Ciidanka xoogga oo Alshabab kala wareegay Tooratoorow

Ciidanka xoogga oo Alshabab kala wareegay Tooratoorow

SHARE

Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Danab ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha hoose iyo deegaano kale oo hoos taga , sidoo kale waxaa ay ciidanku gacanta ku dhigeen horjoogihii ugu sareeyay maxkamadda argagixisada ee deegaankaas.

Tooratoorow waxay istiraatijik u aheyd Argagaxisada Alshabaab.

Ciidamada weli waxa ay wadaan howlgalka iyadoo la bur burinayo xarumihii argagixisada ay ku lahaayeen Tooratoorow.

Goordhaw la soco faah-faahin dheraad ah insha allaah.

LEAVE A REPLY