Ciidanka xoogga dalka oo soo saaray miinooyin argagaxisadu aaseen +Sawirro

Ciidanka xoogga dalka oo soo saaray miinooyin argagaxisadu aaseen +Sawirro

SHARE

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta waxaa ay ku guuleysteen in ay soo saaraan miinooyin maleeshiyaadka Alshabaab ku aaseen waddo muhiim ah oo shacabka isticmaalaan, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka.

Sawiro laga soo qaaday goobta ayaa waxaa ka muuqanayay saraakiisha oo furfureya miinooyinkaas.

Miinooyinkan ayaa laga soo saaray waddada xiriirsa degmada Aw-dheegle iyo deegaanka Barriire.

LEAVE A REPLY