Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhawaynaysa kacdoonka shacabku ka wadaan Gobolka Bakool ee looga soo horjeedo kooxda argagixisada Al-Shabaab.
Al-Shabab, waa koox caadaysatay wax yeelaynta nafta, hantida iyo sharafka muwaadiniinta Soomaaliyeed. Waxaana la joogaa waqtigii ummadda Soomaaliyeed ay iska dulqaadi lahaayeen hagardaamadooda.
War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu daabacay wakaalada wararka ee SONNA.
https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/09/WAR-SAXAAFADEED-21.pdf