Xukun dil ah oo saaka lagu fuliyay rag ka tirsanaa argagaxisada Alshabaab

Xukun dil ah oo saaka lagu fuliyay rag ka tirsanaa argagaxisada Alshabaab

SHARE

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay labo ka tirsanaa maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, kuwaas oo lagu heley in ay dilal ka geysteen magaalada Muqdisho.

Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow, ayaa maxkamadda ku heshay in ay mas’uul ka ahaayeen qaraxyo iyo falal kale ee liddi ku ah dowladnimada Soomaaliya.

Heerarka kala duwan ee maxkamadda ciidanka qalabka sidda ayaa horey u xukuntay.

LEAVE A REPLY