Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjeege sare oo ka tirsan...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjeege sare oo ka tirsan Shanaab

SHARE

Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19-kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire.

Hawlgalkaan lagu qabtay horjoogahaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho,waxuuna sidoo kale Argagixisada u qaabilsanaa u xalaalaynta dhiigga dadka muslimiinta ah.

Ciidamada qaranka ayaa wada howlgal aad loo qorsheeyay oo lagu dhabar jabinayo argagixisada si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY