Alshabaab Waxeey La Kulmeen Duqaymo Joogto Ah Taas Oo Keentay In Ay...

Alshabaab Waxeey La Kulmeen Duqaymo Joogto Ah Taas Oo Keentay In Ay Ka Quustaan Isticmaalka Gaadiidka Iyo Qalabka Isgaarsiinta (DAAWO BARNAAMIJKA SAMAWADE)

SHARE

Alshabaab waxeey la kulmeen duqaymo joogto ah taas oo keentay in ay Ka quustaan isticmaalka gaadiidka iyo qalabka isgaarsiinta, hadaba soo ma muuqato in shabaab sanadkaan ay hoos aad uga dhaceen Isla markaana ay soo wajahday cabsi xoogan?

Halkaan hoose ka daawo Barnaamijka Samawade oo arrinkaa looga haddlay Toddobaadkaan.

LEAVE A REPLY