Deg-deg: Daagaal Qasaare Loogu Geystay Xagjirka Al-Shabaab Oo Kasocda Tuulo U Dhow...

Deg-deg: Daagaal Qasaare Loogu Geystay Xagjirka Al-Shabaab Oo Kasocda Tuulo U Dhow Degmada Jamaamme

SHARE

Kismaayo,(Samawade.so):-Ciidamada Dowlad Goboledka  Jubbaland iyo  Kuwa Xooga Dalka Ayaa Dagal Xoogan Kula Galay Maleshiyaadka All shabab Tuulada Muuse Xaaji oo Hoos Tagta Ee Degmada Jamaame Ee Gobolka Jubada Hoose,

Ismaaciil Sheeq Isxaaq Taliyaha Howgalinta Ciidanka Xooga Dalka Qeebta 43 Aad oo u waramayay Taleefishinka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Xaqiijiyay in Dagalka uu Wali Socdo, isagoo xusay in Firxadka Xagjirka Al Shabaab ay Ku Sii Raad Joogan.

Taliye Isxaaq Waxuuna intaas ku Daray in Qasaaro Xogan ay u  Geesteen Maleshiyaadka Shabab, saacadaha nasoo aaddana ay warfidiyeenada u soo bandhigi doonaan tirada Maleeshiyaadka ay howlgalka ku dileen.

LEAVE A REPLY