Daawo Barnaamijka Samawade Oo Looga Hadlay Arrimaha Dhallinyarada

Daawo Barnaamijka Samawade Oo Looga Hadlay Arrimaha Dhallinyarada

SHARE

Muqdisho, (Samawade.so):- Barnaamijka Samawade oo aan uga hadalno qodobo la xiriira ka hortagga Qatarta Xagjirnimada Waxaan Todobaadkaan uga hadli doonaa Saameynta Dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa ku nool degmada Baraawe ee gobalka Shabeellaha Hoose uu ku yeeshay Qarax Miino oo Xagjirka Al Shabaab ay ku aaseen garoon lagu cayaaro Kubadda Cagta oo ku yaala dagmadaasi, ayna ku nafwaayeen 4 ruux, halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen.

Hadaba Barnaamijka oo uu marti ku yahay Cabdullaahi Xuseen Cusmaan Guddoomiyaha Dhallinyarada Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeellaha Hoose, wuxuu ka hadli doonaa dowrka dhallinyarada ka aaddan ka qeybqaadashada nabadgalyada, iyo sidii meesha looga saari lahaa rabitaanka Xagjirka ee la xiriira cabsigalinta Bulshada Soomaaliyeed.

https://www.youtube.com/watch?v=42aAJCKsKOw&feature=youtu.be&a

LEAVE A REPLY