Muqdisho,(Samawade):-Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran ka wada qaar kamid ah goballada dalka Soomaaliya, howlgalladaasi waxaa lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Saldhigyada Maleeshiyaadka Xagjirka ay ku dhuumaaleysanayeen.
Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo Horjoogeyaashooda ayaa billaabay in ay ka firxadaan deegaanadii ay ku dhuumaaleysanayeen, iyagoo ka fogaaday deegaanada dadku ku noolyahay una baxsaday dhinaca dhulka Howdka ah.
Hadaba Daawo barnaamija Samawade oo uu marti ku yahay guddoomiyaha Degmada Buulbarte Cabdir Daahir Guure.
https://www.youtube.com/watch?v=i7CSlvRHAXM&feature=youtu.be&a=