Daawo Barnaamijka Samawade Oo Idinkaga Imaanaya Magaalada Baydhaba

Daawo Barnaamijka Samawade Oo Idinkaga Imaanaya Magaalada Baydhaba

SHARE

Baydhaba,(Samawade.so):- Barnaamijka Samawade oo aan todobaad walba marba gobal idinka soo tabino arrimaha la xiriira howlgallada xiidamada dowladda Soomaaliya ee lagula dagaalamayo ka hortagga firkirka Xagjirka waxaan idinkaga soo tabineynaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay.

Barnaamijka oo ay marti ku yihiin Guddoomiye ku xigeenkii hore dagmada Bardaale Cali Caddow, Wasiiru Dowlaha Amniga Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali Koofur Galbeed, Isaaq Cabdi Bukud Guddoomiyihii hore ee dagmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, waxayna ka hadli doonaan jabka Kooxda Xagjirka ay kala kulmayaan howlgallada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo waxa ay kaga dhigantahay kooxdaasi dhabarjabka kasoo gaaray duqeymaha dhinaca cirka ee lala bartilmaameydsado.

Daawasho Wacan.

https://www.youtube.com/watch?v=F4UchASqUNc&feature=youtu.be&a=

LEAVE A REPLY