Daawo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Oo Marti Ku Ah Barnaamijka Samawade Taleefishinka Qaranka

Daawo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Oo Marti Ku Ah Barnaamijka Samawade Taleefishinka Qaranka

SHARE

Muqdisho,(Samawade.so):- Barnaamijka Samawade oo aan uga hadalno arribaha horumarka nabadda iyo wacyigalinta bulshada gaar ahaan qatarta fikirka xagjirnimada waxaa todobaadkaan marti ku ah wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan.

Wasiirka ayaa sharaxaya daraasad ay dhawaan soo saartay wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo qaabka loo maray diyaarinta daraasadda ay soo bandhigeen.

https://www.youtube.com/watch?v=ssM38w3eWP4

LEAVE A REPLY