Muqdisho,(Samawade.so):-Nafti Haligihii isku Qarxiyay Xarunta Degmada Wadajir Cod ay ka duubeen kuwii soo diray intuusan Qarxin waxa Uu ku Sheegay inuu u Aar-gudaayo Caruur lagu Dilay Falastiin iyo Dalka Afrikada dhexe,
Haddaba waa yaabe Caruurtaas Soomaali miyaa Dishay?
Muslimiinta Sooman ee la Xasuuqay miyaa loogu Aaray Falastiini Askarta Yuhuudu ay Dileen?
Qaraxii Degmada Wadajir dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa Caruur Agoon ah oo Xarunta Degmada loogu Qeybinayay Dhar ay ku Ciidaan.
Waa Ciil Calool xumee Caruurtaas ma waxaa loogu Aaray Afrikada-dhexe Caruur ay iska dishay?
Danbi Israel gashay haddii Soomaali laga Gudayo maxaan Sugeynaa oo dhiman?
Bal haddaba Dadweynoow, Dulmigaas Xadka dhaafay, Inaan sii daawanaa, Sow Damiir xumo maaha?
Macalinka Dugsiga iyo,
Shiikha Duruusta ka aqriya
Masaajidka ku soo dila
Imaamkana ku soo dara
Duulka mooday cibaado
Hadaan leyska difaacin
Ineey Belada daayaan
Waa Dameero Geesa leh!.
DAAWO MUUQAALKA XAGJIKII WADAJIR ISKU QARXIYAY KADIBNA ARAGTIDIINA KASOO DHIIBTA.
https://www.youtube.com/watch?v=v5p9jkb-vRo
Halkaan Ka Daalaco Aragtida qeybaha bulshada ay ka bixiyeen
Abdulkadir Farah Dulyar macnahoodu waa Caruur la dilay Caruur kalaa loogu araa meeshey doonaan ha joogaane waana Caqli foorara Awoowe
Abwaan Guure wallee waa runtaa saaxiib
Mohamed Rage Osman Wxaanka yaabay markoo leyahay falastiin ba yahuud ka xasuuqeysaa caruur o hdeey falastiin yahuud xasuuqeyso ma shacabka somalyeedba looga arayaa subxanallah
Daahir Faarax Fiidow Dulli iyo Jahannama Allaha ku fogeeyee, bal wuxuu ku hadlayo dhageysta, Haduu Phalastine u aargudayo wuxuu u aadi waayay Israel oo isugu qarxi waayay!
Wuxuu ka hadlayo iyo ficilkiisu kala fogaa!
Muslimiintii sooneeyd ee Agoontu ku jirtay ma Israel bey ahaayeen!
Abdijabar Warsame Dable Waa nasiib daradda ummadaan ku habsatay, in wiil yar oo bilaa aqoon ah laga soo dhaadhiciyo waxuusanba aqoon u laheyn.Ee Allow ciribtooda gooy.
Fartuun Axmedxasan Waa yaab xaqiiqdii xarunta dagmada miya kaniisad noqotay masaakiintii muslimka ahaa maa yahuud noqday yaab
Iqra Xusen Xilwa ilahay dulqad badana ilahow kuwan xadgudubka ay samenayan rabiyow ha nogu caron subxanalah
Ibraahiim Cabdulcaziz Ciyow
فمن اعتدى عليكم فاعتدوا عليه بمثل ما اعتدى عليكم
Kii idinku xad gudba ku xadgudba sidii uu idikugu xad gudbay si’ lamid ah ……See More
Noor Hassan Abwaan Guure Hal midna ku darso horta qoloyinka isku kaana qarxinaya waxaa laga fan gareeyaa sacuudiga waana aabahaa argagixisada dunida, marka la aas aaso ayaa loo sheegaa Inaysan aadin Israel ee ay jihaadka ka wadaan wadamada islamka halkaas na hooga iyo halaga islamka ku falkiyaan, marka Urur kasta oo argagixiso ah lagama yaabo inuu xataa ku hamiyo inay yuhuuda aadan ee arintaas hala baaro.
Jamaal Hajji Gaajacow Subxanallah
Hadi falastin la difaacayo waa kaaa
Musliminta falastin wexey difacyaan dhulka barakeysan ayago ku dagaalmaya dhagxaan …See More
Abwaane halkan Jaad ama Muzambig miya ama congo-dr yaab wlh
Ismail Ali Mohamed Jicib ilaahoow masiibada naga qabo been bdnaa wadjir ma falastiin baa lagu gumaadaa allow alleh beentaas maanta maalin aan aheen baa lagu xisaab tami doonaa allah xagiisa intii wadjir ku dhimatey allah ha unaxriisto gacan ka xaqdaran baa dishayee inti dhawacan tayna allaah caafiyyo………. thnks mr: Abwaan Guure
Abdul Hamid Abdilahi inta reer walba qof kaga dhimanayo xasuuqa al shaydaan wadaan, Dadka Xamar joogahi uma midoobayan Dadka Nolosha udiidan. wayo Dadka qaar maba baraarugsana Dadkooda bilaashka lagu Dilayo maalinkasta, kuwa Dilaya iyo kuwa so dirayana caruutooda wxu ugu damaashadayan Gobalada aya kaso jeedan. miyaa la waayey Qofkaliya Oo yidhaahda Dadka yaga maaha fataatiir, ee aanu iska kicino gumaytahan nagu habsady.
Samaara Abdulle Reer baadiyo yaasha shbb ku jiro muqdisho dhul gaalo ayee la tahay nacalada xun wixi reer gobol muqdisho joogo dhan hala baaro siiba reer bay iyo bakool oo diinta dabada ka gashay dadkaas hala iska qabto
Zohaib SA Jahilnimo 100%.Garasho iyo Caqli 0%,aqoon maadi iyo mid diin 0%.Wa wax lala yaabo nin Somali ah o leh ilmo Falastin ah o la dilay aya ugu aaraya ilmo Somali ah. Jahilnimo wa dhaftay waxan, dagaalada Carabta ka socda wa qadiyad Carbeed iyo dano dhaqaal…See More
Abdi Ahmed Afkaaar ka weeen aadna u culus ayaa dhagta loogu shubay caqli iyo cilmi midna ma laha u afkaarta ku diidi karo waaa dhibta haysata kumayaanka dhalinta somaliyed ee ku hoos jira balayadaan dadka iyo dalka somaliyeed inay baabashaan losoo diray
Mahamed Ordaaye war raggaan isqarxinaya miyeysan arkeen .
qabyaalada iyo qurunka ka buuxa.
Maryan Maxamuud Subxanallaah malaha afrikada dhexe ayuu na mooday intee laga keenay yurubaa?maskaxda soo dirtay ayaa dadkeena la dirirsan madaxdooda hala baaro kuwaas ayaa dagaal mudan:
Mohamed Abdulkadir Taranbi Waxaaad u maleeysaa shacabka heer muqdisho ineey ka garasho liitaan Dadyoowga kale ee Soomaaliyeed. Kan isku qarxiyay bitza house waxaa uu ahaa nin ka yimid Beeydhabo kan hadda hadlayana waa nin ka yimid meel la yiraado Xaramka.
SáFush Alí Rabbow maatidan, maalin waliba hilibkood,
meelaha waran,
Dr-Abdirahman Abdulkadir Ali Baaalaaa kugu dhacday alow na dhaafi wlhi jaahilnimo wa meshii ugu dambaysay ma maatida soomaliyed aya lo dilaa dil ay geystan yahuuda…????? Subxanalaah
Jamaal Isse dadka isqarinaayo daroogo ayaa la siiya waxa la yiraadaa muqdisho isra,il ayaa joogta waxba kala oga ba raga canugaaan saqraansan
Abwaanad Zeynab Hassan Omar Allhu akbar maxaa dadkii laqalday!! allow noogargaar oodhibatadan nagasaar
Ruqiya Mohamed Hussein Subxaanallaah wlhi waaa wax lala yaaapo ee allaha naga qabto kuwaaas iyo ku la mid ka ah ee ku dhex dhuumanaya shacapka soomaliyed
Xasan Maxamed Yuusuf Wlhi waaa ayaan daro taas alle waxaan uga baryaayaa kii isdilay iyo kansoo dirayba inuu naarta jahanabo galiyo insha alllah
Boqorka Boqortooyada Banaadiriga Reer baadinamada waxey ka darantahay gaalnimada
Sida quranka lagu sheegay dadkaas beenaa bac loogu xiray
Abdi Rahman gaygaan isqarxiyay ciyaal xashiish uu ahaay marka waxy ka tustay yahuudii ciyaalka falstiinlaysay ineey yihiin kuwii dharka looqaybinaayay iyo shacabkii
Ali Dhuuh Ali Ibrahim Iyaah Subhanaallah Walee Sidaan Nama Anfacdo Kuye Falastiin Iyo Africada dhexe Ayaan U aar gudeynaa Dadka Uu laayey Ma Yahuudbaa Allow Inta Hada Dulman Soo Hanuuni
Mohamed Olaad Kan beertu ku jira waqasarty hoyadi dhashy
Naimah Wancade Yaab aqliga somalida waxaad mooda inuu yahay sotto zero sababtoo ah ninkaan waxuu garan waayey inuu fikradan iska diido dhahana somalida ma gaala baa markuu leeyahay caruurteena hadeey dilaan caruutooda dileyna kuyeh, haduuusa jihaad rabo inuu u aaro muslimiinta dhiban muu tago meelaha dhibka ka jiro cawaan asiga wuuba is qaribay jahanaba Allah ku fogeeyo asiga iyo kuwa shacabka somaliyed dhibka ku haayo.ameen
Dalmar Aden Hassan Macnaha dhabtaa waxaa weeye, idinkaan garane, sida yuhuuddu ulaynayso carruurta falastiin, ayaan annaguna ulaynaynaa carruurta Soomaalida, waayo carruurta falastiin waa muslimiin, carruurta Soomaaliduna waa muslimiin, markaa shaqadeennu waa inaan mus…See More
Khatura Ali ilaahey aan barino inuu naga saaro oo naga qabto . . ilaahey waxba lama ahan lkn waa loo seeta dheereynaa . maalin uun hagardaamadoodi fashil ayay ku dhamaan doontaa . insha allah.
waa la nacay oo la nacay oo la nacay . nacaladu haku dhacdee . iyagaaba yahuud ah kuwaan.
Mandeq Nuur Ilmo yar oo la qalday weey buuxaan sun sanka loo saaray soomaalida uu qarxiyay islaan maaha miyaa anagase xaa naga galay falastiin waayo ha dalkiisa waa aarsasho subxana allah
Engr Cabdikariim Fooley Aakhiro nin kasoo waramaa ku rey lahaa !!!
sida uu mooday mise sida aakhira taaal.
dadkii ku dhintay oo caruurta agoontaa ubadnaa Allaha unaxariisto….See More
Mohamed Ahmed Yare Walee waayaab muxuu yiri afrikda iyo falastiin ayaa wax lagu hayo ayaa igu kalifay waligey ma arag
Sabab ka xun oo dhiigaas ku baneystay tii Allah meel ayay kuu taal
Subxaanallah
Mohamed Isac Abwaan hadalkaada ma xumee qaabkee kula tahay in la isaga difaaxi karo
Ma wiilasha jidadka taagtaagan oo aad adiga ka naxayso marka ay ku soo ag istaagaan ee xitaa uu dharkoodu kuu soo urayo ee baahidu dishaa kaa difaacaya mise nimanka madaxda sheegta…See More
Dalmar Aden Hassan Waxaa lasiiyey daawo waxkabeddesha qaabka ay maskaxdu ushaqayso, markaa qofku maba oga waxa uusamaynayo! Waxaa kaliya oo fahmi karaa wixii lagu amray! Waa sida kompuyuutarka oo kale, wixii aad ku amarto oo qura ayuu sameeyaa, wax su’aala ismawaydiiyo!
Dalmar Aden Hassan Maalin ayaan maqaayad annoo fadhina aan maqaayad cabitaan kadalbannay! Waxaa maqaayada kashaqaynayey Robot ama komyuutar! Waxaan dalbaday koboshiin, wuxuuse iikeenay cabitaan liin! Waakuceliyey, haddana wuxuu iisooceliyey isla liintii! Waxaan iswaydiiy…See More
Istarlin Abdulqadir Ali Irhaab diin malaha qiiil maba hayan hadiii laweydiyo ayad quran ah ayee so qadanayan ilahay caradisa idinku rid o hal idinkama haro xasbunalah wa nicmal wakiil kuli daalim xaqdaro dadka ku laynayo
Mahamed Burhindi Waaba yaabe dadkaan mawaxee uhaystaan shacabka rer muqdisho inee yahuud yihiin aniga waxaa qabaa dadkaas side shacabka ula dhaqmaan haloogula dhaqmo oo yaaba maxkamad la isla gaarin intooda badan waa dad diinta waxba ka aqoon gobolada laga keenay cashi…See More
Moh’ed A. Musse Waxaasoo dhan waxaa igula yaab badan caqli xumada ku jirta midka
naftiis haligaha ah ee leh dad yuhuud dishay oo muslimiin ah ayaan ugu aarayaa dad muslimiin Soomaali ah oo sooman!!!!.
Farhan Mohamed Alle ayaa ka jaazinaayo in shaa allah.. Waxaa uu socday iyo waxa uu la kulmi doono markey kala duwanaadaan ayay shalaay u taalaa iyo rabbiyoow i celi aan cml wanaagsan soo qabsadee… Yaa ALLAH naga qabo kuwaan
Mahad Baashe Ali Wlhi blhi tolhi Abwaane waa waxa iqiiro galiyay markaan dhagaystay wareesigiisa naftiis Haligihii Umada gumaaday waa waxa iga dhaadhici la’ ilaa hada bal wuxuu leeyahay waxaan u aarayaa Falastiin iyo Africada dhexe wuxuu uga aarayana waa Hooyooyinkii i…See More
Fadumo Abdi Fahanka ka xun maxa iska galay caruurta sooamliyeed iyo falastiin hadeyse u aargudayan may tagan meeshay u bahan yihiin maxaa iska galay waa aduun.laga raray caloosha ilahy hanaga qabto wixii dhib usoo tagan
Abdulrahman Hassan Dahir hadey carurten iyo hawenkena layen ay xasuqen anaga carurtoda iyo hawenkoda ayan laaynena oo xasuqena kulahaaa yaaaaaab badanaaa ma shacabki somaliyed baa yuhuuuud ah tolow iyo caruurta agoomahada ah ee dharka ciida logu qeybinaye iyo hooyoyinkoda laso…See More
Xaaji Sayidcali Soomali raybaadiye way ahaanjirtay waliged qaraxna ma ay aqoon efitanta magaaladaa kentay mabda aana waa khawarij mabda eed islam dilkis injano lagudono saxaabadii biihoray oogulayen cali abiidalib maxaalagudilay soomab da aan mawadan cidiidishay
Abdalla Qasim Damey Waa dhibato wlhi hadii caqliga laxaa xado waxas waxa asal u ah jahliga … War dadka wax hala baro
Abdinoor Mohmoud Al-Shabaab fulaynimadooda iyo Wadaad been been
Xilligii Warlords-ka …
Hozni Omar Inkaar allaha kugu rido dheh! Insha allah ku bishaareyso inaad jahanma galeyso.
Zahra Abdi War ninkaan caruurta xamar joogta Iyo tal”abiib jooga miyaa iska qaldamay macaruur maali lagu laayey buu caruurta soomaaliya u dhamaynayaa caruurta soomaaliya joogta se miyaaney caruur muslimiin ahayn fiqiga kugu gaddoon dheh
Abdi Risaaq Al Carabi usuulo talaata iyo fadxu majiid inta somaliya laga aqrinaa qaraxu waa soconaa waxba yaan inan laqaladay lagu mash qulin meshan maba di asaasiya ayaa taala
Farhan Dayah Mohamed Dahir Hhhhhhhh, War anagaa yaabnay ooo Dadka lagu leenayo falastiin iyo DR kongo …
Zakaria Ahmed Subxaana laah ninkaan waa lasoosirey walee Masaakiin ganacsato iridii degmada fadhiyeybuulaayey
Ali M Hussein Waxaan miyee jiran yihiin ma sixran yihiin wax ayaa qaldan walahi ayaa ku dhaartay madiino somalida joogto iyo yahuuda israaiil joogto in eey kala garan waayaan wax ayaa qaldan ee ragaan meel waliba eey joogaan haloogu tago Ama dalka ha qaataan Ama halaga soo dhiciyo dalka hadalka dhan Waa intaas
Feisal Maxamad Nuur Soomaalida inleen yahuud baay Ahaayeen maanan ogeen qasa ayaa ilmaha kuleesaan ilmaha qasa ayaa ilmaha soomaalida looga aara war waxu caqli xumaa waa sawir maran jahanama alaha kuugu fogeeyo ilmahaan masaakiinta Ah gaajada iyo waxbarasha la aanta dishay maxaa ka Galay qasa
Muqdisho talaabiib weeye
Naarta ala ku Gali
Haji Ali dagmada wadajir ma gala dagan maba ogene maxa waye ilmo ciraq iyo siriya jogo naga galay hada somali nahay hadise ilmo siriya lagu dilo maxa kuwa somaliya lo dilaya
Mahamed Gandarshe Wana yabeeee kuwa la dilay oo iskuqarxiyay mexeee eheeeen islaaam
Oo hadiii uu runshegayo meee tako melaheeee jogaaaaan
Musa Shoole Ma dadka shacabka ah ee kunool dagmada wadajir baa falastiin weeraray.
Lii Aadan War wlhi Waa dad wax la siiyay ama la qasbay dhalinyaradaan shabaabka ku jirta ayaga in la xoreeyo u baahan ?
Suldaan Jalaafo Caafimad ahaan qof fiyow mahan caruur somali aya le nayaa i’llaah aya ugu dhawanayaa diinta islaamka kuwa allaha ka.qabto waku ciyaren
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Amina Caalin Fardaleh
Amina Caalin Fardaleh Waa yaabe kuwuu gumaday maxay galabsadeen aayadka uu beenta kashegato naarta waykugu dhidi dheh
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
مصلح عبد الصمد ءادم
مصلح عبد الصمد ءادم Waa nin fooswareeray! balaayo u aar nabee adduunkana kugubatay aakharina holac uunbaan kuu rajeynayaa.
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Saed Qarafaan
Saed Qarafaan Subxanallah Walahi waa yaab Falastiin oo wadajir loogu aara waa calaamadihii khawaarijta Allaha na qabto musiibadan
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 13 hrs
Dalmar Aden Hassan
Dalmar Aden Hassan Annagu Yuhuud miyaannahay marka? Taasi waa diinta boqortooyada Sucuudiga ee dumirabta!
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 9 hrs
Ahmed Dirie Jr.
Ahmed Dirie Jr. Eebe subxanahu watacaalaa umada haka qabto cawaantaan damiirka la. Wlhi marna waxaan ku qoslaa caqligooda iyo heerka uu iimaankooda marayo. Marna waxaan ka murugoodaa masaakiinya ay laayaan. Abwaane, waa sidaad sheegtay .
Haddaan leyska difaacin
Iney …See More
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 7 hrs
Cali Kulmiye
Cali Kulmiye Subxaanallah wuxu caqli xumaa xageey ka keeneen fikirka noocaasi ah allow shartooda namooti
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 20 hrs
Ciise Abdullahi
Ciise Abdullahi Hayaay anigu waan ka gaabsaday wixii aan ka dhihi lahaa daaqadda iga fiirsha mahadli karaaa
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
حسن البحداو
حسن البحداو War nimmanku maxay isticmaalaan! Xashiishna ka daran
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Abdikhani Mohamed Hussein
Abdikhani Mohamed Hussein aduunka waxa ugu xun fahanka qaldan cajiib lama yaabayo dadaa cali binu abiidhalib iyo cusman binu cafaan jano kuraadsaday
LikeShow more reactions · Reply · 5 hrs
Cabdixakiin Maxamad
Cabdixakiin Maxamad Shacabow ogaada alshabab ak tuuda gaalo ayaad ka tihiin ama qariya ama sheega wa mid idiin taal lkn waxay danto kujirtaa inaad iska dhicisaan intii maalin walba la idin khar xinlahaa
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Ahmed Deeq Moh’ed Abdille
Ahmed Deeq Moh’ed Abdille Abwaaniinta fanaaniinta iyo wadaada waxaan kula talin lahaa shacabka in la kiciyo hooshna lagu qaado kuwa dhiigoda baneestay Allahayow waa habeen 27 Ramadaan ee shabab naga qabo???
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Ahmed Deeq Moh’ed Abdille
Ahmed Deeq Moh’ed Abdille Shacabka somaliyeed iyaga wey hurdaan weliba hurda dheer war shabab wax ay yihin malaha waxay arkeen shacabkoo ka baqaya war shacabow hadii aad dhimato wiilkaga ama gabadhada dambo ayaa xurnimo ku nolaaneso shacab kacana dowlad awood leh ayey ridaan iska daa urur yaroo waxba aheyn dadka somaliyedow kaca
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Jamaal M Faarax Dhuub
Jamaal M Faarax Dhuub Yahuud ilmo falastiin leysay
Miyaa ilmo somaali oo muslim ah
Loogu aar gudaa subxanalaa
LikeShow more reactions · Reply · 6 hrs
Hassan Haji Ibrahim
Hassan Haji Ibrahim Waa cudur dilaa ah waana fikir kudhisan dabar goynta umada soomaaliyeed diin iyo caqiidana midna sal kuma lahan, nin diin lehna ma aqbalo inuu caruur iyo dumar abriyo ah isku qarxiyo deedna uu yiraahdo waxaan ugu aargudayaa caruur falastiin yuhuudu kudisey
Bal inagu goormaan Israel noqoney waa yaabee !!
LikeShow more reactions · Reply · 1 hr · Edited
Abdinoor Bare
Abdinoor Bare Wallahi waa jahilnimo Malaha yahuud ayaba naguso dirtay kuwan inte gori gor tahay shabab haliska qabto wallahi yahuud waxba madaman
LikeShow more reactions · Reply · 5 hrs
Maryan Maxamud Jarir
Maryan Maxamud Jarir Waa yaabe ma soomalidii yaa yahuud la noqotay darogada ay isticmalaan ayaa ka tustay yey ila tahy
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Abdul Naasir Abdulle
Abdul Naasir Abdulle Kuwa uu laayey soo muslimiin ma ahan kuwaa loo aar gudaa waa sheeko aan sal iyo raad laheyn qofka bil ramadaan daadiyey dhiig muslim wax dambe ow ka xishoonaa ma jirto
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Abdirizak Ali Elmi Sabraaye
Abdirizak Ali Elmi Sabraaye Hhhh ooo hedhe ragi ma halkaasbey ka maraysaa walee kuwaa iyo caafimaad kala dheer.
LikeShow more reactions · Reply · 15 hrs
Qadar Yare
Qadar Yare Subxanallah..!! Waa duul lawaalay…!!! Kuye: haddii caruurteena laayaan kuwooda ayaanu leyneynaa…!!
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Nordin Ibrahim Adam
Nordin Ibrahim Adam Adeer dadkaan waa sixran yihiin. Sixir cad bay u isticmaalaan dadka inay ku qaldaan.
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Bashka Cadde Ltð
Bashka Cadde Ltð #Abwaan waxaan uun ognahay in xiligaan uu heysto wuxu muteystay Allah o xaq sooor ahna wuu jooga marka runta maanta ayuu heystaa ka dharag dheh waxaad u ordeysay
LikeShow more reactions · Reply · 1 hr
Abdi RaxMaan Xeydar Cali
Abdi RaxMaan Xeydar Cali Alla waxan ka yabay oo qofka waxa dhalay walid iskama so korin cid ba so korsatay wax bu cuna waxbo caba wuna sexda waxba nama dhera ee
Somaliyey indhaha fura ya la cawin qof kasta umada somaliyed aan hormar ugolen cibadana u ogalen nabadna aan u ogol…See More
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Amiin Axmad
Amiin Axmad subxaana allah tanookala waa noo dhin need kuwaaan isku islaam ma nihine ilaahow shartooda na dhaafi wlh fikir aad uqaldan aa laga so buuxiyay
LikeShow more reactions · Reply · 4 hrs · Edited
Nimco Cabdi
Nimco Cabdi Falastiin anaga maaleenay marka nin sixran uma xumin doqon masaasaa janno lagu helaa nin dad muslimiin ah oo sooman laqarxiyo jaahil
LikeShow more reactions · Reply · 16 hrs
Aamoow Sheik
Aamoow Sheik Caruur faladtina oo yahud dishhay miyaa carur somali lagu araa wAa caqli fooorara
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Aamoow Sheik
Aamoow Sheik Abwaan guure bro layaab maha waa dhalinyaro laqalday oo waxbaran horomarna arag baadiyo ku koray
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Shaafici Shuute
Shaafici Shuute subxanalah wlhi waa yaab iyo ciil in caruur somaaliyeed loogu aar gudo caruur yahuud dishay
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Abdikani Warsame
Abdikani Warsame Qof muslim ah oo ilaahay dartii u sooman dilkisa alshaabow orda janada ku gala.
LikeShow more reactions · Reply · 8 hrs
Xuseen Daacad
Xuseen Daacad Horta yaa masul ka ah qaraxyda dhacaayn
Somaliyee wax wx isku fala …See More
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs · Edited
Mohamed Deeq Xasan Luugey
Mohamed Deeq Xasan Luugey Yaabadan marka ma soomaaliya ayaa yuhuud noqatay eey aan laga eeysaneen aloowya caaway sonoleeyah oo weydiiyah
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Mohamed Haaji
Mohamed Haaji Waa shayaadiin kuwan shacabka soomaaliyeed bil ramadaan gumaadaya. Allaah umadda ha ka qabto.
LikeShow more reactions · Reply · 16 hrs
Sayid Cali Axmed
Sayid Cali Axmed Wlh wa arin naxdin badan Ma shacabki somanaa baa yahuud noqday ayaa Lo aargudaya Falasdiin MA talaabiib aadaan
LikeShow more reactions · Reply · 2 hrs
Salmaan Dheere
Salmaan Dheere Markey tashkiilinayaan ayey tusaan muuqaalo ka hadlaya dalal kale. Maxaa. Iska galay pizza house iyo afrikada dhexe iyo falastiin…
LikeShow more reactions · Reply · 18 hrs
Abdullahi Mohamed Ali Dhiblawe
Abdullahi Mohamed Ali Dhiblawe Allhayow xaqa thus inta ka jaahila soon a hanuuni kuwa lunsan qalbiyadooda ku kulmi kalimada xaqa ah adaa Boqoree belda naga dulqaad wa bill ramadaane …
LikeShow more reactions · Reply · 14 hrs
Anabela Nour
Anabela Nour Yahuda halkay jogto waa dhulka rer falastiiin oo ay xoog ku haystaan umadas masakiinta hadi aw rabo inow jihaado maw halakas tago lana jihado israail kas aa jihaad xaq ah.
LikeShow more reactions · Reply · 11 hrs
Engr Ayub Hussein Abdullahi
Engr Ayub Hussein Abdullahi Haduu cilmiga qaldamo maxaa lagu cibaadeystaa? Dawo Hadee bukootana maxaa lagu dabiibaa?
LikeShow more reactions · Reply · 17 hrs · Edited
Ali Ibrahim
Ali Ibrahim Cadaabta Alla kugu fogee bal caruurtaan uu laynaya iyo umadan sooman uu laayay miyuu Alle ugu dhawanayaa.
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Ayan Abdi
Ayan Abdi Hoog iyo halaag baa kuu dan beeya ood la dhimatay Subxaana caruur aan waxba galabasan yaad falastiin uga aar gudaysaa
LikeShow more reactions · Reply · 8 hrs
AbduLahi Mohamud OsobLe
AbduLahi Mohamud OsobLe MasiixuDajaal iyo Dadka Somalida isku mid ayay u heystaan (Macnihi Gaal ahaan baa laguula dhaqmaa) Admaaba wax fahmay !?
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 21 hrs
Mohammed Dahir Hassan Athaa
Mohammed Dahir Hassan Athaa Abdulrahman Hassan Dahir dadka may mayga kuhadlo waaba yabee ar gudsi miyey usocdaan
LikeShow more reactions · Reply · 18 hrs
Khalid Abdullahi
Khalid Abdullahi Waanu kaxunahay waxa dhacaya ayaaba wax qabad moodnaa hadaa shacab iyo Dowladba nahay Soomaali
LikeShow more reactions · Reply · 11 hrs
Wariye Daacad
Wariye Daacad caruur caruur logu Aaray lkn wan ka xumahay Amirka in uu carurta falastin iyo afrikada dhaxe asiga u Aaro bey ku qurux badnen
Amirka Janno ma rabyo miyaa !!!…See More
LikeShow more reactions · Reply · 9 hrs
Jaalle Gaaciye
Jaalle Gaaciye Hadafkoodu waa midka dad kuu xigga ama xilkaskii ummadda iyo intii xurmo iyo wannaag xaaakimku siiyay dunida ka xaaqa.
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Tasniim Cumar Shiiqaal
Tasniim Cumar Shiiqaal Sacdiya Najma
LikeShow more reactions · Reply · 10 hrs
Abdifatah Wehlie
Abdifatah Wehlie Mahamed Khalif
LikeShow more reactions · Reply · 7 hrs
Gril Dreem
Gril Dreem Waa yaab allow.umadaada cadawga kaqabo
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Deeqa Luul Mohamed
Deeqa Luul Mohamed Wa dad habaaran
LikeShow more reactions · Reply · 15 mins
Ismahaan Khalif Taraafiko
Ismahaan Khalif Taraafiko Haduu rabo inu isku kharxiyo Uganda jogto Etiopien ayaa jogan Afganistan iraq aflastin muu AFP
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Xiilkas Bariise Shiirar
Xiilkas Bariise Shiirar Allow ada weyn bal waxu kuhadlay firi yab waye
LikeShow more reactions · Reply · 19 hrs
Ismahaan Khalif Taraafiko
Ismahaan Khalif Taraafiko Soomaali miyaa loo araa Israel muu aado anaka Israel miyaa nahay ?????
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Cumar Nani
Cumar Nani War Asi yahuuuuda war kuwaan maxa kayeeeelna war uyuka ma isku qarxinaaa
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Deka Ali
Deka Ali Caruurta Afrikas ah iyo falastiin Ma kuwa Somalia luugu aaraaa?
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Mck Xaashi
Mck Xaashi Arsiga meel.qaldan u ka galay.
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Zakarie Abdisalam Ahmed
Zakarie Abdisalam Ahmed Been aya bac loogu xiray xamar yuhuud miyaa dagan allow na dhaafi
LikeShow more reactions · Reply · 19 hrs
Faisa Aden
Faisa Aden Talow dadku ma sixran yihiin waayaabee
LikeShow more reactions · Reply · 7 hrs
Nasra Abdullaahi
Nasra Abdullaahi Bal maqla nimaankaan shayadiintaa aqligooda
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Cabdala Cali
Cabdala Cali Cadaabta illaahay hakugu bishaareeyo
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Cabdala Cali
Cabdala Cali Belo kugu dhacday
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Abdirahman H. Dhibac
Abdirahman H. Dhibac Janno Gad gadoomee Ayaa qole kale tustay… Allow bal amar
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Abdiaziz Libaaxsane
Abdiaziz Libaaxsane Urdun dad lagu laawayay maa nalooku aaaraa anagoo Afgooye dhaafin mashruucan diinta lagu qarabaa waa gadmay
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Wilka Barca
Wilka Barca wlhi waa yaab masaakin aa la laynaaa Janaa lagu raadsaab
Subaxaana llah
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Abdirahman Djibouti
Abdirahman Djibouti Umada filim ayaa loo daaray
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Asluubbadan Ina Sayid
Asluubbadan Ina Sayid Wlhi kuwan warkooda wan ku labalaboodaa?
LikeShow more reactions · Reply · 2 hrs
Xabiib Elmi
Xabiib Elmi Waa fake walaahi wax ka jira iska yar waa waxay reer galbeedka nagu hayaan
LikeShow more reactions · Reply · 9 hrs
Mahad Xasan Barre
Mahad Xasan Barre AF daboolan dahab
Hadidid xabad bush !!!!!!!
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Abdinoor Bare
Abdinoor Bare
LikeShow more reactions · Reply · 6 hrs
Imtisam C Laahi
Imtisam C Laahi Koleey alla dadka haga qabto kuwaas wax klena waa soo wadaane
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Zahal Ahmed
Zahal Ahmed Burcad diimeedka allow waad u jeeda waxa ay sameenaayaan allow naga qabo
LikeShow more reactions · Reply · 17 hrs
Imtisam C Laahi
Imtisam C Laahi Waa wax caruurta xtaa ku qosleyso hdee maqasho iska daa wx kle
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Abdinoor Bare
Abdinoor Bare War carurta somaliyed ma carur yahuud dashay baa naclat kugudacdaye
LikeShow more reactions · Reply · 5 hrs
Laashin Gob-doon Dhaga-dheere
Laashin Gob-doon Dhaga-dheere wallhi waa la yaab
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Aamoow Sheik
Aamoow Sheik Guure qofku markuu wac barto cilmi ah ayuuu nolasha fahmaa
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Ariij Mowled Ahmed
Ariij Mowled Ahmed Somali gaalo miyaa dadkas ayaga maa laaye
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Xasan Kaafi
Xasan Kaafi inkaar qabe ayuu ahaaa
jaahil ah
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Imtisam C Laahi
Imtisam C Laahi Subxana allah
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Abdirazak Ahmed Jibriil
Abdirazak Ahmed Jibriil Waxaas wax waalna.waaye.allaah nadhaafsho
LikeShow more reactions · Reply · 1 · 22 hrs
Cumar Nani
Cumar Nani Anaka miyaa yahuud u shaqeeeno
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Cumar Nani
Cumar Nani Allow ku cadaaaaab
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Ridwana Hussein
Ridwana Hussein ilaahey roor ku agmara
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Mohamed Naema Ahmed
Mohamed Naema Ahmed Diintay been ka sheegayaan
LikeShow more reactions · Reply · 22 hrs
Jamiila Hassan Mohomed
Jamiila Hassan Mohomed Iyaaaa saaaanaaaa wle qadiicad xun ayuu aaaminsanaayey
LikeShow more reactions · Reply · 1 hr
1 Reply
Abdalla Moalim
Abdalla Moalim Dulmi
LikeShow more reactions · Reply · 17 hrs
Mohamed Deeq Hasan Bariise
Mohamed Deeq Hasan Bariise Somalidii miyaa gaalo noqdeen
LikeShow more reactions · Reply · 1 hr
Amran Daadax
Amran Daadax somaliya miya israel noqotay yaab
LikeShow more reactions · Reply · 7 hrs
Fatima Hassan
Fatima Hassan Subxaana’Allaah! !! Maskaxdaa laga dhaqay kuwaan.
LikeShow more reactions · Reply · 20 hrs
Ayan Abdi
Ayan Abdi Welee hoog cadaaba qabriga lagugu cadaabayaa
LikeShow more reactions · Reply · 8 hrs
Axmed Cabdi Tumay Ahmed
Axmed Cabdi Tumay Ahmed Abuulan waxaan umaleynaaa in abootadiis in ey inkaaartay
LikeShow more reactions · Reply · 21 hrs
Suber Osmaiil Silver
Suber Osmaiil Silver Kuwas alha cadabo
LikeShow more reactions · Reply · 1 hr
Ayan Abdi
Ayan Abdi Subxaana laah hal Cadiim
LikeShow more reactions · Reply · 8 hrs
Ayan Abdi
Ayan Abdi Hallaaag fulxun baad ki dhimatay
Saacid Ilyas Moh’ud Aaqiru zabaan latagnyhy yaab malahn
Maxamed Xuseen Calasow Wadani Allow alle
Cabdiraxmaa Axmed Xaashi yahuud ineey ushaqeeyan shakki igama jiro waxey farxad galinayaan yahuuda hurdaayow toos
Faadumo Shiiq Xasan Waa wax aan caqli binu aadmi geleyn ee ilaahow naga qabo
Farhan Moalim Sidii xaabada dabka lagu shito ayaa dabka loo galiyay
Said Ali Hassan Maa falastiin iyo afrikada dhexe aadaan
Farhan Moalim Waaa cawaan aan caqli laheen