Daawo Kulan Dadweyne Oo Bulshada Looga Wacyigalinayo Qatarta Xagjirnimada Oo Lagu Qabtay...

Daawo Kulan Dadweyne Oo Bulshada Looga Wacyigalinayo Qatarta Xagjirnimada Oo Lagu Qabtay Muqdisho

SHARE

Muqdisho,(Samawade.so):-Kulan dadwayne oo uu soo abaabulay Maamulka Gobalka Banaadir kuna saabsan Sidii Maamulka iyo shacabku isaga kaashanlahaa ka hortagga falalka Argagixisada Alshabaab ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Shibis Ee Gobalka Banaadir.

Kulanka oo halku dhig looga dhigay ha qarsan dhagarqabayaasha Shabaab kuna wargali Maamulka iyo Ciidamada Amaanka qofkasta oo aad uga shakiso Shabaab ayaa waxaa hadallo ka hadlaya dhibaatada ficillada Xagjirka ka jeediyo Masu’uuliyiintii Ka Qeybgashay Kulanka Waxayna kala yihiin:- Sh Cali Maxamuud Sh Cali Dheere, Taliyahay Booliska Saldhigga Degmada Shibis Gaashaanle Xabad Raage Habarwaa, Guuddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Shibis, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Baarqab, Guddoomiyaha Degmada Shibis Faa’isa Cali Xasan Jimcaale, Xildhibaan Cali Siciid oo ah Xubin kartisan Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo Qaar Kamid ah Qeybihii Bulshada ee Kulanka Kasoo Qeybgalay.

Halkudhigga Barnaamijka Wuxuu ahaa “Bulshooy Waxaad Qarsato Weey Ku Qarsadaan”

Daawasho Wacan.

https://www.youtube.com/watch?v=8K2zB_bA_64

LEAVE A REPLY