Daawo Barnaamij Ka Hadlaya Waxa Shareecadu Ka Qabto In La Daadiyo Dhiigga...

Daawo Barnaamij Ka Hadlaya Waxa Shareecadu Ka Qabto In La Daadiyo Dhiigga Qof Muslim Ah Bisha Ramadaan

SHARE

Muqdisho,(Samawade.so):-Daawo Barnaamijka Samawade oo Todobaadkaan aan uga Hadli Doono Danbi intee la Eg ayaa leeyahay Qofka Daadiyo Dhiigga Qofka Muslimka ah Gaar ahaan Inta lagu Guda Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaan iyo Cawaaqibka ka dhalan kara.

Barnaamija Waxaa Marti ku ah Sh Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Daawadayaasha ayaa Su’aalo toos u soo weydiin doona Sheekha isagoo uga jawaabi doono Weydiimahooda.

Barnaamijka Waxaa Soo Jeedinaya Wariye Cali Cabdiraxmaan Aadan.

Daawasho Wacan.

https://www.youtube.com/watch?v=Ox4Gqdv6W2w

LEAVE A REPLY