Daawo Shareecada Islaamku Maxay Ka Qabtaan In La Ishortaago Gurmadka Bulshada Abaartu...

Daawo Shareecada Islaamku Maxay Ka Qabtaan In La Ishortaago Gurmadka Bulshada Abaartu Saameysay

SHARE

Muqdisho, (Samawade.SO):-Barnaamjika Samawade oo ah Barnaamij Talo iyo Tusaale Siinayo Bulshada Soomaaliyeed Marba Arrimaha Taagan ee Muhiimka ah.

Qeybta Xigta ee Barnaamijyadeena Taxana ah Waxaan kaga hadli doonaa Go’doominta dadka Tabaaleysan ee Abaartu daashatay, Misna Kooxda Xagjirka ah ee Al-shabaab ka hor istaagtay in Gurmadka Bani’aadanimada lala gaaro dadkaasi.

Boqolaal dad ah ayaa abaartu sababtay in naftooda iyo xoolahooda ay galaafatay.

Hadaba si aan xaaladdaasi wax uga Ogaano Waxaa Barnaamijka Samawade Marti noogu ah Sh Maxamed Cabdulle Maxamuud Madkeer Salaad Daa’uud Guddoomiyaha Degmada Rabdhuure, iyagoo ka waramidoona Xaaladda Bani’aadanimada heerka ay maanta joogto iyo Caqabadaha ka jira deegaanada Go’doonsan.

https://www.youtube.com/watch?v=IKlgfLH8d7Q

LEAVE A REPLY