Waaliddiin Badan Oo Soomaaliyeed ayaa dhabaatooyin Xooggan kala Kulmay Kooxda Xagjirka Ah Ee Alshabaab Ee Xiriirka Laleh Ururuka Al Qaacidda.
Barnaamijka Waxaa Marti ku ah Maxamed Suufi oo ka tirsan Wasaaradda Owqaafta Koofur Galbeed, Cabdullaashi Shariif oo ah Xubin ka tirsan Bulshada Rayidka Gobalka Bay, Shukri Xasan, Ilhaan Habi, Najmo Oo Dhallinta Deegaanka Kamid ah.
Dhibaatooyinka la taabankaro Waxaa kamid ah Caruurta Waxbaraneyso Oo Loo Adeegsado Hurinta Colaadaha iyo Guurka Oo Gabdhaha Lagu Qasbo.
https://www.youtube.com/watch?v=Vn-1RUWrh4U