Koox Hubeysan oo Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda ku dilay D/Wadajir.

Koox Hubeysan oo Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda ku dilay D/Wadajir.

SHARE

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Wadajir ee Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in koox Hubeysan ay goordhaw Askari ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay ku dileyn Degmadaasi.

Dilka ayaa waxaa geestay Koox ku hubeysan Bistoolado kuwaas oo dilay Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka gaar ahaan Ciidanka Asluubta, kooxdii dilka geysatay ayaa goobtaasi ka baxsaday.

Ciidamo ka tirsan Dowlada ayaa markii uu dilka dhacay kadib soo gaaray goobta ay wax ka dhaceen waxaana ay sameyeen Howlgal baaritaano ah.

LEAVE A REPLY