Faahfaahin:Puntland oo ka Hadashay Weerarada Burcad Badeedda

Faahfaahin:Puntland oo ka Hadashay Weerarada Burcad Badeedda

SHARE

Taliska ciidamada badda Puntland ayaa ka hadlay weerarada burcad badeeda ee soo noqday, kadib markii dhowaan ay burcad badeeddu qabsadeen dhowr doon oo kale.

Taliyaha ciidamada badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax waxa uu sidoo kale ka hadlay waxa ay ka qabtaan kalluumaysiga sharci darrada ah oo dad badani u arkaan inay tahay sababta dhiirigelisa weerarada burcadbadeeda.

Dhageyso Wareysiga Admiral Cabdirisaaq Diiriye Oo Dhammeystiran.

LEAVE A REPLY