Kalluumeysatada Soomaaliya oo dhibaato kaheysato maraakiibta shisheeye.

Kalluumeysatada Soomaaliya oo dhibaato kaheysato maraakiibta shisheeye.

SHARE

Guddoomiyaha degmada Banderbeyla ee gobolka Bari Saciid Aadan Anteeno oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay iney jiraan maraakiib shisheeye oo dhibaato ku haya Kaluumeystada ku dhaqan degmadaasi.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Maraakiibta shisheeye ay xaalufin ku hayaan xeebaha degmadaasi,isagoo ugu baaqay Hay’adaha badda quseeya iyo Dowladda Goboleedka Puntland iney wax ka qabtaan maraakiibta shisheeye ee dhibaatada ku haya Kaluumeysta degmada Banderbeyle ee Gobolka Bari.

LEAVE A REPLY