Murashaxiinta Madaxtinnimo oo soomaaliya ee heysta Dhalashada shisheeye.

Murashaxiinta Madaxtinnimo oo soomaaliya ee heysta Dhalashada shisheeye.

SHARE

Dhammaan musharrixiinta u taagan xilka madaxwaynenimada Soomaaliya waxaa la’aaminsanyahay inay wataan baasaboorro shisheeye, oo ay kasoo qaateen dalal kale.

Dalalka ay musharaxiintan dhalashadooda haystaan waxaa ka mid ah Mareykanka, Canada, Britain, Australia, Kenya, Finland iyo kuwa kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Warbaahinta Dalsoor ayaa diyaarisay warbixin ku saabsan liiska musharaxiinta madaxweynaha iyo dhalashada dalka kale ee mid walba uu haysto.
3

LEAVE A REPLY