Amin Caamir, Farshaxamiistaha weyn ee soomaaliyeed oo soo saaray Sawir ka tarjumaha...

Amin Caamir, Farshaxamiistaha weyn ee soomaaliyeed oo soo saaray Sawir ka tarjumaha Xaaladda Doorasho ee Dalka ka jirta.

SHARE

Farshaxanyahanka soomaaliyeed ee sida aadka ah wax u sawira ayaa waxaa uu muujiyey aragtidiisa ku aadan Doorashada dalka ka dhaceysa iyo habka ay wax u socdaan isagoo soo saaray Muuqaal sawir oo cid waliba ka akhrisan karto ulajeedada.

Sawirkan oo ah Xasan Sh. Max’ud oo ku dheggan Sanduuqa Codadka islamarkaana Mid kamid ah Ergada codeyneysa oo uu khasbayo ruux ay dusha kaga qoran tahay in uu yahay Dabjadiid, gacanta lagelinayo, kuna khasbayo in uu u codeeyo Xasan Sh.

Halkan ka daawo sawirka
fb

LEAVE A REPLY