Shirkii Madasha oo lagu ballansanaa oo Muqdisho ka furmay.

Shirkii Madasha oo lagu ballansanaa oo Muqdisho ka furmay.

SHARE

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay shirka madasha wadatashiga qaran,kaasi oo diirada lagu saarayo geedi socodka arimaha doorashooyinka.

Shirka ay u dhan yihiin madaxda Qaranka sida madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha iyo hogaamiyaasha maamul Goboleedyada dalka ayaa ka socda Muqdisho,waxaana warar hordhac oo soo baxaya ay sheegayaan in wajiga koowaad ee shirka lagu lafa gurayo tabashooyinka ka jira doorashada.

Sidoo kale,Waxaa la isla eegi doonaa intuu shirka socdo tabashada Puntland ee hakadka geliyay doorashadii aqalka hoose iyo waliba sida lagu xalin karo.
Wixii ku soo kordha la soco.

LEAVE A REPLY