Akhriso magacyada Xildhibaannada Hirshabeelle ee ladoortay.

Akhriso magacyada Xildhibaannada Hirshabeelle ee ladoortay.

SHARE

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi.
Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale waxaa dhiman hal kursi oo laga soo wareejiyay magaalada Muqdisho kaasoo ay leeyihiin beesha Carab Soomaali.

Waxaa lagu wadaa in labada maalmood ee soo socota la dhamaystiro labada kursi ee ka dhiman maamul goboleedka Hirshabeelle.

Halkan ka akhriso Magacyada:
4

LEAVE A REPLY