Heshiis aan sax aheyn oo dhex maray Maamulka Madaxtooyada iyo Guddiga Doorashooyinka.

Heshiis aan sax aheyn oo dhex maray Maamulka Madaxtooyada iyo Guddiga Doorashooyinka.

SHARE

Kulan Madaxtooydda Soomaliya ku dhexmaray Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa isku raacay in Warbaahinta aysan ka qeyb gelin doorashada Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya.

Doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya oo la filayo in bishan ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb gali doona kaliya warbaahinta Qaranka, sida ilo ku sugan Madaxtooyadda ay u sheegeen qaar kamid ah warbaahinta.

Kooxda Xasan Sheekh ayaa isku deyeysa inay Caburiso Warbaahinta Madaxa banaan ee ka howl gasha Magaalada Muqdisho, Lamana Oga sida arrintan suurta galka ku noqon doonto.

LEAVE A REPLY