Doorashad Xubnaha Degaannada Soomaaliland oo kabilaabanaysa Muqdisho.

Doorashad Xubnaha Degaannada Soomaaliland oo kabilaabanaysa Muqdisho.

SHARE

Doorashada Xubnaha deegaanada Somaliland ayaa lagu wadaa in maanta ay ka bilaabato magaalada Muqdisho.

Amaanka goobta ay ka dhaceyso oo ah xarunta Gaadiidka Booliska ayaa si aad ah loo adkeeyay,waxaana la xiray wadooyinka soo gala.

Waxaan la ogeyn halka uu ku danbeeyay go’aanka ay ku dalbadeen Odayaasha Somaliland in doorashadooda lagu qabto xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY