Xasan Sh. oo ay gacan galeen rag khaarijin rabay.

Xasan Sh. oo ay gacan galeen rag khaarijin rabay.

SHARE

Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in ragga la qabtay oo seddex gaaraya ayaa ku jira mid ka mid ah ragga sida sida gaarka ah u ilaaliyo madaxweynaha oo laga gartay dhalinyarada la qabtay.

Sarkaal Ciidan oo ku sugan madaxtooyada oo qadka taleefanka igula hadlay igana codsaday inaan qariyo magaciisa ayaa ii xaqiijiyay ragga la qabtay,wuxuuna sheegay kaliya inuu shaki ka jiro cida ay shirqoolka la damacsanaayeen,inkastoo wali baaritaanka uu socdo.

Baaritaanka ayaa wuxuu ka socda xarun CID-da ay ku leedahay gudaha madaxtooyada Soomaaliya,waxaana gabi ahaanba la adkeeyay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha waqtigiisa idlaaday ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose,waxaana dhacdadan ka dib la adkeeyay amaankiisa.
Wixii ku soo kordha la soco..

LEAVE A REPLY