Hooyo Soomaaliyeed oo noqotay askariyadda ugu darajada sareysa Soomaaliya: DAAWO

Hooyo Soomaaliyeed oo noqotay askariyadda ugu darajada sareysa Soomaaliya: DAAWO

SHARE

Faadumo Xasan Maxamed oo mudo aad u fog ka tirsaneyd ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa noqotay askariyadda ugu darajada sareysa haweenka Soomaaliyeed.

Faadumo ayaa ah qofka dumarka ah ee ugu sareeya booliska Soomaaliyeed, iyadoo ay geeriyooday haweeney kale oo darajada Colonel haysatay. Waxaa kaloo jira dumar kale oo iyagana loo dalacsiiyay Captain, kuwaasoo kala ah Idil Abdullahi Hassan and Rahma Salad Mohamed.

LEAVE A REPLY