Mid kamid ah Musharraxiinta Xildhibaannimo ee Galmudug oo musuq ku eedeeyay Maamulka...

Mid kamid ah Musharraxiinta Xildhibaannimo ee Galmudug oo musuq ku eedeeyay Maamulka Galmudug.

SHARE

Shalay ayaa waxaa magaalada Cadaado ka dhacdey doorashada mid ka mid ah kuraastii ugu adkeyd oo la filaayey in ay ku tartanto xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi.

Kursiga Xil. Caasha Xaaji Cilmi ayaa in dhawaalaba uu muran ka taagnaa, cidda u tartameysa.

Xildhibaanad Caasha oo muddo badan ee la soo dhaafey ka mid aheyd baarlamanka Soomaaliya ayaan tegin xarunta doorashada.

Haddaba, wariyaaha Falastiin Ahmed Iman ayaa weydiisey Xildhibaanad Caasha sababta ay uga baaqsatey tartankii shalay?

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY