Heshiiskii Gaalkacyo Oo u muuqda mid Burburi rabo mar kale

Heshiiskii Gaalkacyo Oo u muuqda mid Burburi rabo mar kale

SHARE

Xiisada Dagaal oo u Dhexaysa Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa marka kale dib uga soo cusboonaatay Galbeedka Magaalada Gaalkcyo ee Gobalka Mudug.

Rasaas goos-goos ah oo iskugu jira hubka culus iyo qoryaha fudud kuwaas oo ay iswedaarsana Ciidamada la bada Maamul Puntland iyo Galmudug.

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka Gobalka Mudug ee Galmudug oo la hadlay Idaacada Simba ayaa Sheegay Dagaalka Gaalkacyo uu cusboonaad Bilaabeen Ciidamada Puntland oo wali Madaafiic ku Garaacaya Xaafada Koofurta Magaalada oo ka arimo Maamulka Galmudug.

Nabadoonka ayaa Beeniyey Magaalada Gaalkacyo ay ka Howlgalaan Ciidmada Kumaandoooska Soomaaliya kuwaa oo dhawaan Dowlada Soomaaliya ay udiray Gaalkacyo si ay ula wareegaan Gobahii Dhamaan ay ku dagaalamaay Maamulada Galmudug iyo Puntland.

LEAVE A REPLY