Abtidoon yare oo xildhibaannimadiisii lasoo celiyey.

Abtidoon yare oo xildhibaannimadiisii lasoo celiyey.

SHARE

Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa lagu shaaciyay in la laalay Xildhibaan Maxamed Abtidoon oo Shalay ku soo baxay Doorasho ka dhacday Magaalada Cadaado.

Xildhibaankan ayaa la tartamay musharax Caasho Xaaji Cilmo, iyadoo ay aheyd in kursigani ay gabari kula tartanto Caasho Xaaji Cilmi, oo horey u aheyd Xildhibaanad.

Xildhibankan la diiday ayaa waxuu siyaasad ahaan ku dhow yahay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud.

LEAVE A REPLY