Wariyaha Raage Omaar ayaa looga bartay in uu tago goobo aad u halis badan kaas oo caan ka noqday inta badan warbaahinta Caalamka ,waxaana Raage Omaar ayaa warar tayo leh ka soo diray furinta dagaalka gaar ahaan waqooyiga dalka Ciraaq oo ay isku hor fadhiyaan ururka Daacish iyo ciidamada Huwanta .
https://youtu.be/QC-ALCKvTbA