Shiinaha oo lacag fara badan ugu deeqay howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Shiinaha oo lacag fara badan ugu deeqay howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

SHARE
Ugandan peacekeepers from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) patrol inside Banadir hospital in Somalia's capital Mogadishu, August 20, 2011, where malnourished children are housed in the facility. Thousands of internally displaced people have been making the treacherous journey from the worst-hit drought areas, mostly under the control of rebels, to Mogadishu to seek access to food and medication. REUTERS/Ismail Taxta (SOMALIA - Tags: MILITARY DISASTER POLITICS HEALTH)

Dowladda Shiinaha ayaa lacag gaaraysa 1.2 million oo dollar ugu deeqday howlgalka lugu nabadeynayo Soomaaliya,sida lugu sheegay war ka soo baxay Midowga Afrika.

Waxaa lacagtan loogu tala-galay qalabeynta iyo tababarada ciidanka AMISOM ee ka socda dalalka Midowga Afrika.

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ciidamada AMISOM iney Soomaaliya u joogaan xaqiijinta ammaanka iyo caawinta ciidamada dowlada Soomaaliya, waaan muhiim in la taageero howlgalkooda.

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in dhaqaalo gaaraya 1.2 milyan oo doolar ay ugu deeqeen howlgalka AMISOM ee ka socdo Soomaaliya, waxaana dhaqaalahaasi loogu talo galay in tababar iyo qalabeyn loogu sameeyo ciidamada AMISOM.

Gudoomiyaha gudiga nabad galyada iyo amaanka ee Midowga Africa Ismail Chergui ayaa sheegay in shiinaha lacagtaasi ay ugu deeqeen AMISOM, waxaana uu sheegay in la marsiin doono wadada dowlada Shiinaca ugu talo g

Deeqdan ayaa ku soo aaday xilli howlgalka AMISOM ee Soomaaliya uu ka cabanayo dhaqaalo yari hoos u dhigay dagaalka ay kula jiraan al-Shabaab oo dowladda ka soo horjeeda.ashay.

LEAVE A REPLY