Kooxo hubaysan oo nin Oday ah ku dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubaysan oo nin Oday ah ku dilay Magaalada Muqdisho

SHARE

Waxaa saakay magaalada muqdisho lagu dilay nin oday ah , kadib markii dablay Bastoolado wata ay ku dileen Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dishay, iyadoo ninka la dilay uu ka mid ahaa Dadka Degaanka.

Dablayda  Dilka geysatay ayaa ka baxsatay Goobtii ay ku dileen Allaha u Naxariistee Ninka Odayga ah, mana jirto ilaa iyo hadda cid falkaasi dilka loo qabtay ama sheegatay.

Dhanka kale Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir weli kama hadlin Dilka Ninka Odayga ah loogu geystay Xaafadda Carafaad ee Degmada Yaaqshiid.

LEAVE A REPLY