Gobalka hiiraan oo ka hadlay Sanaadiiq Cabasho oo uu furayo.

Gobalka hiiraan oo ka hadlay Sanaadiiq Cabasho oo uu furayo.

SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in ay sameynayaan sanaadiiq cabasho ah oo loogu talagalay dadka aaney cabashooda gaari karin madaxda dowlada in ay ku ridaan waxii cabasho ah oo ay qabaan si wax looga qabto.

Waxa uu Sidoo kale gudoomiye jeyte sheegay in loo baahan yahay in laga faideysto maskaxda nadiifka ah ee dhalinyarada gobolka hiiraan waxana uu bogaadiyay wax qabadkooda.

Halkan ka dhegeyso:

LEAVE A REPLY