Hanjabaad ku saabsan doorashada soomaaliya oo kasoo yeereysa Maamulka Puntland.

Hanjabaad ku saabsan doorashada soomaaliya oo kasoo yeereysa Maamulka Puntland.

SHARE

Maamulka Puntland ayaa ku hanjabay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah oo aysan ku heshiin Madasha Wadatashiga Qaran la siiyo maamulka Somaliland.

Halkan ka akhri warka ay soo saartay Puntland:
6

LEAVE A REPLY