Akhriso Magacyada Iyo Qabaaillada Ay Kasoo Jeeddaan Xubnaha Aqalka hoose ee Magaalada...

Akhriso Magacyada Iyo Qabaaillada Ay Kasoo Jeeddaan Xubnaha Aqalka hoose ee Magaalada Baydhabo lagu doortay

SHARE

Maamulka Koofur Galbeed ayaa ah maamulka ugu badan ee ka imaanaya kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana lagu dooranayaa Baydhabo illaa 69 kuraas oo ah qabiilada saddex gobol ee ee uu maamulkaas ka kooban yahay.

43 Xildhibaan ayaa illaa iyo hada lagu doortay magaalada Baydhabo, kuwaasoo 11 ka mid ah ay yihiin Xildhibaano cusub, halka 32 kale ay yihiin Xildhibaanadii Baarlamaanka hada waqtigiisa dhamaaday.

HALKAAN HOOSE KA AKHIRSO XILDHIBAANADA ILAA IYO HADA LA DOORTAY IYO BEELAHA AY KA SOO JEEDAAN:-
allxogta

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY