1 ruux ayaa ku dhintay 3 kalena way ku dhaawacmeen...

1 ruux ayaa ku dhintay 3 kalena way ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Muqdisho

SHARE

Wararka inaga soo gaarayaIsgoyska Maana-boolyo ee Degmada Shibis ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

hal askari oo goobta ka ag dhawaa ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday waxaana gaariga sarnaaa ilaa 3-dhalinyaro ah inkasta oo ay ka bad badeen.

Ciidanka Amaanka iyo Maamulka Degmada ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen.

wararka qaar ayaa sheegaya in lala bartilmameed saday mid kamida shaqaalaha Imaraadka waxana weli lakala xaqiijin in qarxa uu ahaa Bam gacmeed iyo mid kale.

LEAVE A REPLY