Amaanka Xarunta Doorashada Jowhar oo lagu wareejiyey Ciidamo ka socda AMISOM.

Amaanka Xarunta Doorashada Jowhar oo lagu wareejiyey Ciidamo ka socda AMISOM.

SHARE

Ciidanka Midawga Afrika ee AMISOM ayaa lagu Wareejiyay Ammaanka Xarunta Doorashada Magaalada Jowhar ee Maamulka Hirshabelle.

Guddiga Doorashada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in laga bilaabo Maanta Ciidamada AMISOM ay Mas’uul ka yihiin Amniga Xarunta Doorashada Jowhar.

Dhanka kale Maanta ayaa la filayaa in ay dib u bilaabato Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Hirshabelle oo Todobaadkaan Hakad ku jirtay.

LEAVE A REPLY