Xildhibaan loodoortey Aqalka hoose ee soo socda oo geeriyooday.

Xildhibaan loodoortey Aqalka hoose ee soo socda oo geeriyooday.

SHARE

Alle ha u nanxariistee waxaa  magaalada Garoowe ku geeriyoodey Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo ka mid ahaa xildhibaanada Cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee degaanada maamulka Puntland u matali la haa Aqalka Hoose.

Sida aanu ka heleyno   Qaar ka mid ah dadka kunool Garoowe xildhibaanka ayaa waxaa kusoo booday xanuun ka dis ah .

Xildhibaanka geeriyoodey ayaa ahaa muddo dheer Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2009.

waxaana uu baarlamaanka hadda xilku ka dhamaadey u qaabilsanaa arrimaha Baarlamaanada Carabta.

Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle  ayaa waxaa uu  ka soo jeeda gobolka Sanaag.

LEAVE A REPLY