Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka oo laga joojiyey Musharxnimadda

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federalka oo laga joojiyey Musharxnimadda

SHARE

Guddiga Doorashadda Dadban ee Dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyey in Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed Mukhtaar Ibraahim  laga joojiyey Musharaxnimadiisa, kadib, markii uu ku xad-gudbay Qawaaniinta Nidaamka Doorashadda iyo Anshaxa Musharxnimo.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO

musharax-1

LEAVE A REPLY