Mid ka mid ah Guddoomiyaasha Gobolka Banaadir oo xil ka qaadis...

Mid ka mid ah Guddoomiyaasha Gobolka Banaadir oo xil ka qaadis lagu sameeyay

SHARE

Gudoomiyiihi Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir Xaawa-kiin Maxamuud Cali ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay.

Xaawa-kiin Maxamuud Cali Gudoomiyiihi Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu bedelay Xuseen Axmed Culusow.

Xil wareejintan ayaa waxa ay dhici doontaa maalinta Talaadada ah ee soo socota.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 6-dii September warqad xafiiskiisa ka soo baxday waxaa lagu sheegay in aan qofna xilka laga qaadi karin.

 

1f 2f

LEAVE A REPLY